Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-YADA
Halkaan ka akhri
(more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Heesaha | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
MOMBASA, Kenya — Deadly riots broke out in Kenya’s main port of Mombasa on Monday after the assassination of a radical cleric linked to Somalia‘s Al-Qaeda-allied Shebab militants. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Halkaan ka akhri (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa la kulmay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo siyaasadda ammaanka Catherine Ashton iyo wafdi ay hoggaamineysay. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Wararka hada naga soo gaaraya magaalada Marka ayaa sheegaya in ay gudaha magaalada ka socdaan bililiqo aad u xoogan oo loo geysanayo xafiisyadii kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen magaaladaasi. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa soo saaray liiskii ugu dambeeyey oo gaaraya 255 xubnood, waxaana dhimman 20 xubnood oo ka kala dhiman dhammaan sida:- HOOS KA AKHRI MAGACYADA OO DHAN (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Maxkamada sare ee dalka Soomaaliya ayaa ilaa maalinta berri dib u dhigtay go’aan ay ka qaadan laheyd Xildhibaanadii ay dib u celiyeen Gudigii farsamada, iyadoo Saxiixayaasha ay kulamo ka leeyihiin arrimahan la isku haayo ee is qab qabsiga badan dhalisay. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay guud ahaan gacan ku heynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Abwaaniinta ugu caansan ee dalka Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamanka Cusub ee soomaaliya ayaa isu diyaarinaya inay berri ay u codeeyaan Hoggaanka Barlamaanka Cusub, sidaas darteed Guddiga qaban qaabada Doorashada guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya waxay shaaciyey in maalinnimada berri ah ay dhici doonto (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off