
HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri
(more…)
Filed under: Heesaha | Comments Off
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s chief justice on Monday swore in 215 new members of parliament, an accomplishment but one that fell far short of U.N. hopes that the Horn of Africa nation would seat a full 275-member parliament that would vote in a new president. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Dhammaan kooxdii Musuq maasuqa, hanti uruursiga iyo wax isdaba marinta dalka Soomaaliya ee dhowaan lagu sheegay 3 warbixinood oo kala duwanaa oo soo baxay bilihii ina dhaafay ayaa mar kale maanta kuwada dhaartay inaysan weli dhergin, marka laga reebo Sheikh Shariif oo aan weli dhaaran. HOOS KA FIIRI SAWIRADOODA (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Qaar ka mid ah Muslimiinta ku nool Magaalada Zürich ayaa waxay isugu tageen Masjidka Al-Raxmo ee Degmada Zürich (Islamische Zentrum), si ay u gutaan una weyneeyaan Maalinta Ciiddul Fitriga, waxaana halkaas si wada jir ah loogu tukaday Salaada Ciidul Fitriga. HOOS KA DAAWO SAWIRRO (more…)Filed under: Dhicisow | Comments Off
Soomaalida ku nool magaalada Luzern ee dalka Switzerland ayaa waxay maalintii shalay oo Axadda ahayd taariikhduna ku beegneyd 19/08/2012 ay ku qabteen Masjid Al-huda ee magaaladaas Xafladdii Munaasadda Ciidul Fidriga ahayd waxaana xafladdaas ka soo qayb galay dhammaan Jaaliyadda Kanton Luzern iyo Marti Sharfeed ka kala yimid qaar ka mid ah Kantoonada dalkan Switzerland sida kanton Zürich. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
War naga soo gaaray Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegayaa in lagu wadaa in lagu dhaariyo tiradii ugu horreysay ee Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee uu dalku yeelanayo ayadoo islamaantana ay Mudanayaasha cusub ee Baarlamaanka marka la dhaariyo kadib dooran doonaan guddoon KMG ah. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off