
Somali leaders are on the verge of naming a new parliament that is supposed to elect a president by Monday, but it’s hard to find any ordinary Somalis excited by the political changes: They don’t have the right to vote. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off





























































Waxaa shalay oo Jimcaha ahayd magaalada Bern lagu qabtay Shir-sanadeedkii Hay’adda wax wada qabsiga, Horumarka ee waddanka Switzerland, waxaana shirkaas laga soo jeediyey Warbaxinno la xiriira horumarka laga sameeyey dhinacyada Cilmiga, dhibaatooyinka Cimilada, nolosha Umadaha soo koraya iyo Cabsiga laga qabo in waddamo badan ay wax soo saarkoodu dhinaca Beeraaha uu hoos u dhaca ku yimaado.
Waxaa Saakay naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee xalay lagu dhawaaqay ay manta barqadnimadii loo samaynayey kaararkii aqoonsiga si ay berri Axadda u yeeshaan kulankoodii ugu horeeyey, 




















































