Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Uganda is willing to send another set of combat helicopters to fight the al-Shabaab militants in Somalia despite the setback it suffered when three aircraft crashed in Kenya last Sunday. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Somalia‘s president dismissed a U.N. report that accused senior leaders of corruption and defended his record as he campaigned for re-election in a landmark vote. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Guddigii Farsamada ee xulista xubnaha Baarlamaanka cusub ayaa maanta soo saaray Liis ay ku qoran yihiin 202 magac oo ah mudanayaasha kamid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho ciidamo ka badan illaa 660 Askari, kuwaas oo tababar 8 bilood ah kusoo qaatay gudaha wadanka Uganda. HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helaya Kuwa Kenya ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolkaasi. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Iyadoo ay fooda nagu soo hayso Doorahashada Madaxtinimada Soomaaliya iyo ka gudubka Marxaladdii ku meel gaarnimada Soomaaliya, ayaa waxaa haatan magaalada Muqdisho laga dareemayaa Guux xooggan oo la xiriira Doorashadaasi, waxaana halkan aan ku faahfaahineynaa Xaaladda Magaalada Muqdisho iyo Saameynta ay ku yeelatay Doorashadaasi, taasoo ay dadku ku tilmaameen in ay tahay Doorashadii ugu adkeyd ee dhacda tan iyo intii ay dhaceen Dagaaladii Ahliga ahaa ee Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Dawlada Uganda ayaa sheegtay in ay Soomaaliya mar kale u soo dirayso diyaarado dagaal, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona dagaalada ay ciidamada AMISOM kula jiraan kuwa kooxda Al-Shabaab. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Waqtigiisa soo gebagebada ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay shaqada guddiga farsamada iyo xulitaanka baarlamaanka iyo dhammeystirka marxaladda KMG ah, kaddib kulan uu la qaatay ergayga qaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr. Agostine Mahiga. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 17, 2012 by SomaliSwiss
Geneva/Nairobi (ICRC) – 420,000 qof oo aad u nugul oo ay ku jiraan qoysas barakacayaal, agoon, dad da’ ah iyo dadka naafada ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxaa la siiyey gargaar cunto aasaasi ah oo kufilan mudo bil ah. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off