Some 160 Somali and Eritrean refugees have been brought to Malta early this morning, following two separate dramatic rescues at sea. Four of the migrants have reportedly died. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off





























































Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka Soomaaliya ayaa xubno badan oo ahaa wasiirro, wasiiru dowlayaal iyo siyaasiyiin hore oo caan ah ka reebay liiska xubnaha ay beeluhu gudbiyeen ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee dalku yeelan doono. 
Shariif Sakiin ayaa u dhaartay, wasiirka Dastuurka dowladda KMG ah ka dib markii liis xildhibaano ah oo beeshiisu gudbisay dib loogu celiyey beesha loona sheegay in aysan buuxin shuruudaha xildhibaanimo dad uu ku jiray Shariif Sakiin.



















































