Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
The Ugandan military on Tuesday said the loss of its three combat helicopters enroute to Somalia has affected its planned aerial operation in the volatile Horn of African country. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Kenya, Aug 15 – Retired president Daniel arap Moi has challenged Somalia leaders seeking for elective positions in the upcoming elections to exploit the chance and unite the country. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta duhurnimadii dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay Caasimadda dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
Warar naga soo gaaraya Gobolka J/Hoose ayaa sheegaya in saakay Markab dagaal oo ku sugan xeebta magaalada Kismaayo uu gantaallo dhowr ah ku soo tuuray magaaladaas, iyadoo kooxda Al-Shabaab ay dhankooda ugu jawaabeen in ay ku tuuraan madaafiic taasoo cabsi ku abuurtay dadka ku dhaqan deegaankaasi. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Kismayo | Comments Off
Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
Gen. C/kariin Dhegabadan oo ah Abaaanduulaha ciidamada XDS oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidanka ayaa sheegay in aysan fara-gelin ku yeelaneyn siyaasadda gudaha isla markaana aysan saameyn ku yeelan doonin isbedellada siyaasadeed ee dalka ka dhacaya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 15, 2012 by SomaliSwiss
Dowaldda Mareykanka iyo Ururka Midowga Yurub ayaa waxay si isku mid ah u muujiyeen inay ka wal-walsan yihiin dib u dhaca ku yimid soo xulista 275-ta xubnood ee Xildhibaanada Barlamaanka cusub, waxayna sheegeen inay caqabad ku noqoneyso ka gudbista xilliga KMG ah oo ku eg bisha August 20-keeda. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off