
World leaders from Africa to the U.S. and Europe said they are growing increasingly concerned that intimidation and corruption are marring the selection of a new Somali parliament, a task still unfinished less than a week before the government’s U.N. mandate expires. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off




























































Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ka welwelsan tahay, isla markaana walaaca iyo shakiga ay qabaan ay kala mideysan tahay madaxda kale ee caalamka, sida Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan habka ay ku socoto xaaladda soo xulista xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto.
Kooxo hubeysan ayaa caawa salaadii makhrib abaarihii xilliga Afurka ku dilay Masaajid ku yaala Suuq Bacaad Gudoomiyihii Ganacsatada Suuqaasi, iyadoo kooxaha dilka geystay ay ka baxsadeen goobta.
Afartii diyaaradood ee ay laheyd dowladda Uganda ayaa la xaqiijiyay in intooda badan burburkooda laga helay gudaha dalka Kenya, kuwaas 00 la doonayay in ay ka qayb-qaataan qabashada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.
Ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah ugu baaqay dowladda in wax laga qabto dilalaka qorsheysan ee ka dhaca dalka Soomaaliya. 




















































