Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa xaflad soo dhaweyn iyo casho sharaf isugu jirta si wada jir ah ugu sameeyay ciyaartoyda walaalaha labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya. HOOS KA DAAWO HADALADII CIYARTOYDA IYO MADAX KALE. (more…)
Filed under: London UK | Comments Off




























































LONDON, Aug 11 – Britain’s Mohamed Farah produced a sensational late charge to win the Olympic 5,000 metres title in a pulsating race on Saturday and claim his second gold medal of the London Games.
Mohamed Farah oo loogu naaneyso (
Waxaa Xalay dagaal culus ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, dagaalkaas oo u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa kooxda Al-Shabaab, waxaana ku dhintay ugu yaraan shan ruux oo ka mid ah dhinacyadii dagaallamayey.
Maxkamad ku taal magaalada Alexandariya ee dalka Masar ayaa bilowday hegaysiga dacwadda lagu soo Oogay 13 qof oo Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo loo haysto Eedaymo la xiriir inay si sharci dara ah ku galiyeen gudaha dalkaasi Masar Maandooriyaha oo ay Soomaalida si xooggan u isticmaasho Qaadka. 




















































