Later this month, Somalia’s eight-year political transition is scheduled to end with the declaration of a “post-transition” government. Casual observers will be forgiven for assuming such a step signals that, after 21 years of complete state collapse, a functional central government in Somalia is now in place. (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off





























































CAIRO — Camels from
Markii ay sii idlaanayeen lacagihii Soomaalidu lahaan jirtay ee Shilinka Soomaaliga ayna u dambeysay wax qabriga la dhigo lacagta Shanta Boqol ah ayaan waxaan la yaabay hees uu sameeyey Maki Xaaji Banaadir oo ahayd “Lacag Kunaa u yar kunaa u weyn”, waxaa la yaab leh in Dal uu Nidaam Dowladeed ka jiro in uu isticmaalo Hal Naqashad oo lacag ah, wax walba waxay ku soo dhamaadeen in Kun wax lagu kala iibsado, waxaa hadda muuqata in uu Waddanku u guurayo in la isticmaalo lacagta Doolarka, hadda iyadaa wax lagu kala iibsadaa.
Maamulka Cusub degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in Degmada laga furay Xafiis hoosyimaada Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, si loogu maxkamadeeyo dadka gala denbiyada dagaalka.
Golaha Ammanka Qaramada Midoobay ayaa u digay kooxaha carqaladeenaya qorsha looga gudbayo maxlada kala guurka ah ee dalka Soomaaliya




















































