Somalia has no formal banking sector and its people rely heavily on money transfers, estimated to be over $2 billion annually, from diaspora communities in Europe, North America and the United Arab Emirates. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































August, 8, 2012 – The
For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, “Are you Pakistani or
Maleeshiyaad katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ay xalay ku qaadeen deegaanka KM-50 ee gobolka Sh/hoose waxaa ay ku dileen guddoomiyihii ay dowladda KMG ah u magacowday maalin ka hor deegaankaasi, kaasoo lagu magacaabi jiray, Cabdi Cali Xasan.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif
Col. Cali Aadan Xaamud oo ah Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay inay Muqdisho soo gaareen ciidammo booliis ah oo hoos imaanaya AMISOM, kuwaasoo kala shaqeyn doona booliiska Soomaalida sidii lagu xaqiijin lahaa ammaanka magaalada Muqdisho.
Erastus Mwencha oo ah Gudoomiye ku xigeenka Uruka Midawga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in Sadexdii sanno ee la soo dhaafay uu Ururku ku bixinay hawlgalka ciidamada AMISOM lacag dhan 300 oo milyan oo Dollar, taasoo waxyaabaha lagu bixinay ay ka mid yihiin Mush-haarka ku ciidamada, iyo qalab ciidan oo ka mid ah Taangiyo iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca…”
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo mudooyinkaan dadaal fara badan ugu jiray sidii ay gacanta ugu wada dhigi lahaayeen dalka oo dhan ayaa haatan ku sugan xaalad laga naxo oo wel wel badan, markii madaxda dowladda Soomaaliya ay iska halmaameen in ay daryeelaan.
Haddii aad ka mid tahay Soomaalida tirada badan ee qurbaha ku nool, isla markaana aad rajeynayso in aad waqtiyada soo socda soo booqato caasimaddii dalka Hooyo ee Muqdisho, ama aad dooneyso inaad ogaato, waxyaabo badan oo muhiima Warbixintaan iyo macluumaad keeduba waa mid ku caawinaya kuna anfacaya.




















































