Uganda‘s military, which forms the backbone of the African Union peacekeeping force in Somalia, has deployed an air force contingent to reinforce troops who hope to retake a city from al Qaeda-linked militants before the government’s mandate expires. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off




























































For those of us privileged to have been in the
Soomaliyeey taladiina DILA, Docnaba uma dhaafsanee, Waxaad aragtaanba dila, Miyaa dawo lagu helaa, Ninkii hore aado dila, Hadduu dib u harana dila, Hadduu doc u leexdo dila, Hadduu dowlad sheego dila, Hadduu diin wadana dila, Sajuudda ku daaha dila.
Madaxweynaha dowladda Uganda Yuweri Museveni ayaa shaaca ka qaadday in wadanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ay usoo direen Saraakiil dhinaca Difaaca Cirka ah iyo diyaarado dagaal.
Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka ee Soomaaliya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM,
Shir looga hadlayay Shir looga hadlayay xuquuqdooda iyo Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, waxana ujeedadiisu ahayd sidii ay haweenka Soomaliyeed ay u hanan lahaayeen Boqolkiiba Sodon xukunka dalka. 




















































