MOGADISHU, Somalia — Thousands of Somalis gathered in a Mogadishu sports stadium Monday to celebrate the one-year mark since African Union and Somali soldiers forced militants out of the capital, a military victory that ushered in a year of relative peace and progress. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off




























































Cabdikariim Xasan Jaamac, oo wasiir hore kasoo noqday dowladda KMG Soomaaliya ayaa beeniyay in uu lug ku leeyahay war-murtiyeeka maanta ka soo baxay saxiixayaasha roadmap-ka oo magaciisa lagu xusay.
Madaxii Laanta af Soomaaliga ee BBC-da Yusuf Garaad ayaa sheegay inuu ka ruqseystay shaqadii BBC World Service, isla markaana dib ugu laabanayo dalkii hooyo si uu uga qeyb qaato xasilintiisa iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Gen. C/kariin Yuusuf Aadan “Dhega-badan” ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha Samafalka inay gargaar degdeg ah la soo gaaraan dadka ku nool Deegaanadii ugu danbeeyay ee laga xureeyay Al-shabaab.
Waxaa maanta laga dhigay magaalada Muqdisho bannaanbax ballaaran oo lagu xusayo 6-da Agost oo ah maalintii Xarakada Al-shabaab laga saaray Muqdisho sanad ka hor.




















































