Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa isaga baxay Shirkii Maanta ee saxiixayaasha Roadmap-ka ee ka soconayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, warar hoose oo ay heshay SomaliSwiss ayaa sheegay in ay kadambeysay arinkaasi kadib markii ladamcay in shirka dibadda looga saaro wakiilkii rasmiga ahaa ee Ahlu Sunna C/qaadir Macallin Nuur oo isagu ahaa ninkii horay u saxiixay qorshaha nabadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan Roadmap-ka. XOG HOOSE IYO VIDEO HOOS KA DAAWO (more…)
Filed under: Nairobi | Comments Off




























































Orodyahayka caanka ah ee Soomaaliyeed Mohamed Faarax ayaa wareysi dheer oo lala yeeshay waxaa uu kaga warbixiyay sidii uu ku bilaabay ka qeyb qaadashada cayaarahan iyo heerka uu iminka ka gaaray, isla markaana dhalinyarada Soomaaliyeed ku waaniyay in ay xooga saaraan cayaaraha kala duwan ee mustaqbalkooda wax u taraya.
Warar xog ogaal ah ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, uu si caro leh uga baxay shir ay ahayd in ay fariistaan saxiixayssha qorshaha nabadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan Roadmap.
Ciidamada taabacsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay waxaa ay weerar xooggan ku qaadeen bar ay ciidamada dowladda ku lahaayeen degmada Afgooye, warku wuxuu intaa ku darayaa in dagaalkaas ay ku dhinteen Ciidamo ka tirsan labada dhinac.
Mo Farah is the UK’s finest ever distance runner – a far cry from his humble beginnings in Somalia, arriving in London from Mogadishu at the age of 8 and speaking very little English. 



















































