Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Mo Farah makes history as first British man to take gold in Olympic 10000m. It will be a picture to live with British athletics for ever and a day. Mo Farah, open-mouthed, eyes bigger than saucers, banging himself on the head with both hands four times, unable to believe that he had just put the golden crown on the most fantastic day in his country’s Olympic history. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Mohamed Farax ayaa ku guulaystay billadda dahabka ee ciyaaraha Olombikada Caalamka ee London Olypic 2012, kadib markii uu Afka ciida u daray orodyahankii wadanka Ethiopia ee isugu horay u haystay orodkaasi, isagoo markaana horey u haystey billada dahabka orodada tobanka kun ee caalamka. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA IYO VIDEO (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Hillary Clinton oo ah xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka ayaa maanta wadanka Kenya kulan la qaadatay hogaamiyayaasha dalka Soomaalida. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KULANKA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo maanta ka furmayo shir looga hadlayo xaaladda waddanka Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Ciidammada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgal ballaaran ka fuliyeen, kaas oo lagula dagaalamayey Shiftada u gesha baabuurta u kala gooshta wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayadoo howlgalkaasina lagu khaarijiyey kooxo ka tirsan shiftadaas oo caadeystay in dadka safarka ah ay dhacaan. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Ciidmada Xoogga D. Soomaaliya ee ku sugan degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ay laayeen malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan shabaab kuwaas oo xalay soo weeraray bar kontorool oo ay ciidamadu ku lahaayeen halka laga galo magaaladaas. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss
Wasiiradda arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton oo booqasho ku mareysa qaaradda Afrika ayaa maanta guddoonsisay dowladda dalka Uganda 12-diyaaradood oo nooca aan duuliyaha laheyn ah kuwaas oo loogu talo galay in ciidamada AMISOM ee ka howlgala gudaha Soomaaliya ay ku ugaarsadaan horjoogayaasha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya gudaha dalka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 4, 2012 by SomaliSwiss

DAAWO SAWIRADA KALE
Halkaan ka akhri (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Keydka guud | Comments Off