Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI — U.S. Secretary of State Hillary Clinton visits Kenya‘s capital, Nairobi, Saturday to urge Somali leaders to complete a political transition to a new government on schedule. Clinton has previously threatened that the U.S. will impose sanctions on anyone seeking to sabotage the process. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Aug 3 – A suspected suicide bomber killed himself and wounded nine people when he detonated a grenade near a military air base in Nairobi on Friday, police said, in the latest such attack since Kenya‘s military foray into neighbouring Somalia. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss

DAAWO WARKA TV-YADA UK (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa caawa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu berri ka furmi doono shir ay goobjoog ka tahay Hillary Clinton oo looga hadlayo xaaladda waddanka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
Hambalyo Soomaaliya iyo Walaalaheen Jabouti iyo Gabdhaha noo tartamay Samsam Maxamad iyo Saurah Ali oo u orday Somaliya iyo Jabuuti. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | 1 Comment »
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
Ciyaaraha orodka ah ee olonbikada aduunka UK ayaa maanta si rasmi ah waxay kaga furmayaan magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska, iyadoo ay qayb ka yihiin ciyaarahaasi ciyaaryahanada Soomaaliyeed ee Mohamed Xasan iyo Samsam Mohamed. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off
Posted on August 3, 2012 by SomaliSwiss
Hillary Clinton, Xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa soo dhoweysay ansixintii dastuurka cusub ee Soomaaliya, isla markaana sheegtay in ay tahay guul u soo hoyatay umadda Soomaaliyeed. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off