A homegrown, radical Islamist from Chicago pleaded guilty on Monday to planning a trip to Somalia in 2010 specifically to help a terrorist organization in its fight against Somali government forces. He also toyed with the idea of going to Afghanistan to kill American soldiers. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off




























































Twin brothers jailed for three years for raising and sending funds to support “terrorist” training camps in
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ayaa saaka gacanta ku dhigay Nin Miino ku qarxiyay waddo ay isticmaalayeen gaadiid ay wateen ciidamada nabadsugidda agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ku Xukuntay ergadii ansixisay dastuurka KMG Soomaaliya xukun dil toogasho ah, waxayna sabab uga dhigtay in ay meel-mariyeen dastuur ka soo horjeedo Diinta Islaamka.
Xafladda xiritaanka shirka ergada Soomaaliyeed ee ansixisay Dastuurka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga Ciidamada Booliska ee Generaal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Wakiilka QM ee Soomaaliya Agustino Mahiga ayaa sheegay iney aad ula socdaan isla markaana isha ku hayaan siyaasiyiin iyo musharaxiin dooneysa iney qaab musuq-maasuq ah ugu soo baxaan doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, tasoo dhowaan lagu qaban doono magaalada Muqdisho. 




















































