The Dutch government must take into consideration how Westernised aslum-seekers are when evaluating their asylum requests. If asylum-seekers are unable to re-adjust to their country of origin, they must be allowed to stay in the Netherlands. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off




























































Doorashada madaxweynenimada maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, taasi oo ay u tartamayeen labo musharrax oo xilkaas isu soo taagay.
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif
Cabasho isdaba joog ah ayaa ka soo yeereysa, inta badan 5-ta Qabiil ee Soomaalidu wax loogu qeybinayo dowladda dhowaan loo dhisi doonodalka Soomaaliya, kuwaas oo ka cabanaya in lagu hayo Handadaad iyo caga jugleyn joogto ah.
Dowladaha Mareykanka, Australia, Japan, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo kuwa kale ayaa si gooni gooni ah uga digay in aysan taageeri doonin, dowlad Soomaaliyeed oo ay garwadeen ka yihiin Shakhsiyaad ay Qaramada Midoobay ku eedeysay iney ku kaceen Musuq-maasuq, boob hanti dadweyne iyo wax isdaba marin.
Hawada magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa in shalay ilaa iyo maanta ay dul-heehaabayaan diyaarado dagaal Diyaarado oo aan la garaneyn cida iska leh. Waxaana lagu soo warramayaa in si weyn ay ugu dulwareegayaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose, waxayna diyaaradahan ay Cabsi iyo qalqal ku abuureen shacabaka ku dhaqan magaaladaas.
Dastuurkii Qabyada ahaa ee maalmahaan ay ku mashquulsanaayeen Ergadii ku shirsanayd magaalada Muqdisho ayaa hadda lagu dhawaaqay in la ansixiyay oo ay si gacan taag ah ku ansixiyeen 96%, ergooyinkii goobta ku sugnaa, hadana waxaa socda khudbado gunaanad ah oo ay jeedinayaan madax uu ka mid yahay R/Wasaare gaas oo goobta ku sugan.
Fadeexaddii ugu weyneyd ayaa maanta Al-Shabaab ka raacday magaalada Muqdisho markii laba nin oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa oo ladoonayay in ay isku dhex qarxiyaan hoolka uu ka socdo shirka ergooyinka ansixinta dastuurka ay aqoonsadeen ciidanka Booliisku dabdeedna kaligood la-qarxiyey. 




















































