Posted on August 31, 2012 by SomaliSwiss
Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay waxaa ay sheegteen in ay soo rideen mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya, iyadoo ay dagaalo aad u culus ka soconayaan qeybo kamid ah Jubbooyinka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 31, 2012 by SomaliSwiss
Wakiilo ka socday Shariif Sakiin iyo C/weli Gaas ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir xasaasi ahaa kula yeeshay madax ka tirsan dowlada Kenya oo lasheegay in looga hadlayey arrimaha doorashada madaxtinimada Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on August 31, 2012 by SomaliSwiss
Xubnihii Gudiga ahaa ee Shalay loo dhaariyay in ay soo diyaariyaan Doorashada Madaxweynaha ayaa go’aamiyay Maalinta sida Rasmiga ah ay u dhacayso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 30, 2012 by SomaliSwiss
TA troops from Northern Ireland have been helping bring stability to Somalia by training African soldiers due to be deployed there. (VIDEO) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 30, 2012 by SomaliSwiss
Shirka Baarlamanka Soomaaliya ee ka dhacay dugsiga tabarka General Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo ka mid noqonaya baarlamanka Soomaaliya, kuwaasi oo ahaa kuwa aan horay loo dhaarin. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 30, 2012 by SomaliSwiss
Kulan ay ka qaybgaleen xidlhibaano gaaraya ilaa 204 oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu doortay guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban 16-xubnood, kuwaasoo guddoomiye uu u yahay Jen. Muuse Xasan Cabdulle oo ahaa guddoomiyihii KMG Baarlamaanka Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 30, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta ay ka dambeeyaan qalalaasaha iyo rabshadaha ka soconaya magaalada Labaad ee ugu weyn dalka Kenya ee Mombasa oo maalmihii la soo dhaafay ay rabshado ka jireen. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 30, 2012 by SomaliSwiss
S
araakaal Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Aaga hore magaalada Kismaayo ee Gobollada Jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in muddo todobaad ah ay magaalada Kismaayo guud ahaanba ka saari doonaan Malleeshiyada kooxda Al-Shabaab xilli ay horjoogayaasha kooxdaasi cabsi aawgeed u faarujiyeen Kismaayo. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 29, 2012 by SomaliSwiss
Telefishinka dalka Itoobiya ayaa laga sii daayay C/raxmaan Faroole oo TV-ga ka jeedinaya Farriin Soomaalida Fajac iyo layaab ku noqotay, halka dadka Itoobiyaanka ah fahmi waayaan ujeedka uu ka lahaa. HOOS KA DHEGEYSO HADALKII FAROOLE SOMALI-AMXARI. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on August 29, 2012 by SomaliSwiss
Maxkmadda sare ee dalka ayaa shalay go’aamisay in 15-Xubnood oo u badnaa Hogaamiyaashii Kooxaha Soomaaliya ay kamid noqdaan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, markii sida maxkamadu sheegtay lagu waayay wax dambi ah. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 29, 2012 by SomaliSwiss
Gen. Maxamed Cali Samatar oo ahaa Masuul sare oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii Kacaanka ee Siyaad Barre ayay maxkamad ku taalla Gobolka Fairfax ee dalka Mareykanku ku xukuntay in waqtigii uu xilka hayay ku kacay dambiyo gabood fal ah.
(more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
McLEAN, Va. — A U.S. judge on Tuesday awarded $21 million to seven people who sued a former prime minister of Somalia now living in Virginia, claiming he tortured and killed his own people more than two decades ago. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
August 28, 2012: Kenyan forces in Somalia still say they intend to launch an assault on the port of Kismayo. August, however, is almost over and August was supposed to be the month of the big attack on the Al Shabaab-held seaport. Kenyan naval forces have launched several gunfire attacks over the last three weeks. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Former cabinet minister Mohamed Osman Jawaari was elected speaker of Somalia‘s parliament by a majority vote on Tuesday to lay the groundwork for a new government in the war-torn Horn of Africa country. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa shegay in uu dadaal badan sameeyay si uu ugu soo boxo jagada gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Cali Khaliif Galeyr, balse si kale ay wax u dhacday. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Akhristeyaasha sharafta leh ee shabakadda SomaliSwiss waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah ee Marko, Shalaambod, C/wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Marko, Sawirrada | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Prof Maxamed Cismaan Jawaari wuxuu dhashay 1945, wuxuuna ku dhashay degmada Afgooye, wuxuu registration ka qaaday degmada Buurhakaba, wuxuu ka baxay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, waa Khabiir taqasusyo badan soo sameeyay xagga shareecada Islaamka iyo law-ga ‘comprehensive Law’ waa nin ka soo shaqeeyay dhowr dastuur oo Soomaaliya lahayd laga soo bilaabo 1960-kii. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Marko, Sawirrada | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa gordhow la soo gabagabeeyay wareegii Labaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo uu ku guulestay Xildhibaan Jeylaani Nuur Iikar. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
‘Geedo Fadde iyo Geedo ay Badan?’ Maah maahdan oo aan ka soo xigtay nin u dhashay beelaha Digil iyo Mirifle ayaa micnaha u jeedada ka danbeysa laga dareemi karaa su’aal ah ‘qofka Geedo doonka ah iyo Geedaha yaa badan?’. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Faallo-Maqaal | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii ay wada tanaasuleen xubnihii latartamayay. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Natiijada wareega koobaad waxaana loo gudbayaa wareega sadexaad, waxaa laga booday wareegii labaad kadib markii ay musharixiinta qaar tanaasuleen. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Wareegii koobaad ee cod bixinta ayaa hada soo dhamaatay, Tirinta codadkii loo qaadayay Musharxiinta u tartamaya Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ayaa socota, waxana lagu wadaa in goordhaw ay bilaabato sida loo kala helay codadka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa goordhaw Buuq daqiiqado kooban uu ka dhacay xarunta akadeemiyada Generaal Kaahiye oo ah halka ay ku shirsanyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw lagu wado in ay doortaan Gudoonka cusub ee Baarlamanka iyo ku xigeenadiisa. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa iminka si toos ah u bilowday doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka, iyadoo ugu horayn lagu furay ayaadaha Quraanka Kariimka ah, kadib waxaa la akhriyay Liiska xildhibanada ka soo qeyb galay codeynta, waxaa la arkayaa qaar kamid ah musharraxinta oo bilabay in ay si hoos hoos ah ula hadlaan xildhibaanada taageersan ee ay doonayaan in ay u cadeyaan. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codenaya Goddoonka cusub ee Barlamaanka iyadoo xildhibaannadu ay ku sii qulqulayan madasha ay ka dhaceyso Doorashada waxaana sidoo kale ka hor inta doorashadu bilaaban la filayaa in la dhaariyo xubno ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray ciidamada Qalbaka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom guulahii ay ka gaareen howlgalada ay ka wadaan gobollada dalka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Syria is getting out of control. With the Bashar Al-Assad regime collapsing, it is dragging the entire region into this collapse. Bombs rocked Turkey; there is growing violence in Lebanon… If the current situation goes on like this much longer, Syria will most likely turn into a second Somalia in the heart of the Middle East. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Markiiba waxaa soo muuqanaya in xilligii kala Guurku u muuqdo mid isku bedelaya isbahaysiyo Siyaasadeed waxaana Isbaheysiyadaas ugu Tunka Roon Madaxweynihii Xiligiisii dhamaaday Shiikh Shariif Sheikh Axmed iyo Guddoomiyihii isaguna Xilkiisii dhamaaday Shariif Xasan Sheikh Aadan, wuxuuna mid walba uu doonayaa inuu kan kale (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Bandhig cunto oo lagu qabtey magaalada Skien ee dalkaas Norway ayaa waxaa la sheegay in dadkii ka soo qeyb galay ay si aad iyo aad ah ay uga heleen dhadhanka iyo macaanka cuntada Soomaalida iyadoona halkaas saf loo soo galey cuntadaas Soomaalida. HOOS KA DAAWO VIDEO (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Norway | Comments Off