Wafdi uu hogaaminayay Ra’isul-wasare ku xigeenka dalka Ireland ayaa wuxuu maanta booqasho rasmi ah ku yimid Caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdishu, wuxuuna isla markiiba la kulan la qaatay Ra’isul wasaraha dalka Soomaaliya Mudane C/wali Gaas, (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































War qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Madexweynaha dalka Mareykanka Barak obama oo ku socotay koongareeska dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in xaaladda Soomaaliya haatan ay noqotay mid Caalamka ku haysa walwal weyn oo aan caadi aheyn, gaar ahaan Wadanka Mareykanka, 





















































