Qaar ka mid ah maamulka sare ee warbaahinta Radiyaha iyo Webka SomaliSwiss Media ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, si ay u qiimeeyaan jawiga guud ee caasimadda iyo waxa iska bedelay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, villigaas oo ay sidoo kale booqdeen koox saxafiyiin ka socotay SomaliSwiss Website. HOOS KA DAAWO MUUQAALADA MUQDISHO. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off



















































































































