Madaxweye Shariif Sheikh Axmed ayaa ku tilmaamay war ka soo yeeray saxiixayaasha Road-Map-ka, war aan sal iyo raad laheyn eedeymo ay siyaasiyiinta qaarkood u jeediyeen saxiixayaasha, iyadoo dhanka kalena uu rajo ka muujiyey in waqtiga kooban ee dowladda u haray lagu dhameystirayo howlaha ka harsan marxaladda kala guurka ah. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off





























































Taliska Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegay inay si taxaddar leh uga hor tageyso weeraro kooxda Al-Shabaab ka fuliyan Muqdisho inta uu socdo shirka ansixinta dastuurka oo manta furmaya. 





















































