War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidammo ka wada tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iska-horimaad ku dhexmaray maanta oo Axad ah waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana isku dhacaas ku ku dhimatay Qof haweeney ah, waxaana ku dhaawacmay laba qof oo kale. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo dhulka ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la howlgalin doono Diyaaradda Soomaali Airline iyadoona dhanka kale sheegtay in ay wado qorsho lagu mamnuucayo gaadiidka duuga.
Howlgallo iyo Dhaq dhaqaqyo meleteri oo xoog leh ayaa 3-dii maalmood ee ugu dambeysay ka socday gobollada Gedo iyo Jubbooyinka kadib markii ay ciidamada qalabka sida soo buuxiyeen duleedka degmada Baardhere ee gobolka Gedo.






















































