Somalia in critical political stage – AU.

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has said it is satisfied with the firm commitment demonstrated by leaders of transitional federal institutions to end the transition period and usher in a more representative administration. (more…)

About these ads

DHEGAYSO NABI AMAAN IYO HEESAHA RAMADAANKA.

Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay bogga ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhawayn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA. (more…)

Fanaanadda Saado Cali oo lagu daweynayo isbitaal ku yaal magaalada Garoowe, markii ay ku dhaawacantay shil Gaari.

Warar aan ka helnay Puntland ayaa sheegaya in fanaanadda Caanka ah ee Saado Cali Warsame, ay 5:00 galabnimo ee waqtiga bariga Afrika ee maanta ku dhaawacantay shil Baabuur oo ka dhacay jidka u dhaxeeya Gaal-kacyo iyo Garoowe. (more…)

Milkiilaha Facebook Mark Zuckerberg oo Islaamay.

Milkiilaha bar-kulanka Facebook oo lagu magacaabi jirey (Mark Zuckerberg) Wuu islaamay, sida ay sheegaayaan warbaahinta madaxa banaan ee Aduunka.

Ninkan dhalinyarada ah ayaa kadib markuu Islaamay waxaa uu magaciisa cusub ku badalay oo la baxay MARK ABU BAKAR. SOMALI AND ENGLISH (more…)

Taliyaha ciidamada Booliiska oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay gacan ka geystan sugidda ammaanka Dalka.

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Shariif Shiiqunaa Maye ayaa ka codsaday Dadweynaha Soomaaliyeed inay kala shaqeeyaan laamaha amniga ee Dowladda sidii loo soo qabqaban lahaa Dambiileyaasha iyo Burcadda dhibaatooyinka joogtada ah ku haya Ummadda Soomaaliyeed. (more…)

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka digay dagaal markale ka Qarxa dalka Soomaaliya.

Kulan Warbixin loogu dhageysanayay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Xubnaha sar sare ee Xisbiga Hiil-Qaran ayaa 19-07-2012, ka dhacay Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iyadoona Kulankaasi ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Xisbiga ee dalka Holland, Wakiilo ka tirsan Xisbiga, Aqoon yahano, iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay Kulankaasi. (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,753 other followers

%d bloggers like this: