Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss

Sheekh Shariif ayaa sheegay in aysan jirin wax deeq ah oo meel u taalla isaga dibad iyo gudaba, isagoo arrintaas ka hadlayana wuxuu sheegay in deyn lagu leeyahay oo aysan jirin lacag meel u taalla iyo guri dibada amaba gudaha uu ku leeyahay . (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
A leaked UN report on Somalia has alleged that much of the money received by the interim government has been frittered away.
The allegations of such high-level corruption have shocked many, with estimates that around 70% of money (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Creating a community and building bridges are just a few of the goals of the recently opened Madaal Center for Youth in Roxbury.
The center, located in the basement of the African Community Economic Development of New England on John Eliot Square, (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Canada must give young Somali Canadians more opportunities to succeed or they will remain at high risk of being recruited into extremist organizations and gangs, two ministers from the independent government of Puntland in northeast Somalia said. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Red Emperor Resources has confirmed. that the Shabeel North well in Puntland, Somalia, has penetrated a 50-metre gross section of upper Jesomma sands with oil shows. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa kalmado kooban oo kusaabsan soo dhawaynta bisha ramadaan, anago rajaynayna inuu Allaah nagu anfaco sawaabkana nawaafajiyo, nagana dhigo kuwii laga aqbalo soonkooda iyo salaadoona, naartana looga xoreeyo anaga iyo waalidkeenba.. aamin. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal Wasaaraha KMG Somaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada iyo Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee QM. Mr Peter Declerq ayaa maanta ku booqday Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed xarunta uu shirku uga socdo ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo madax ka tirsan dowladda ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loogu magac daray tiiraanyo bixin oo lagu qabtay Hotelka City Place ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Shir ay haweenka Soomaaliyeed ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kasoo saareen warsaxaafadeed ay uga Codsanayaan Dowladda KMG ah iyo odayaasha dhaqanka inay tixigeliyaan saamiga ay ku leeyihiin hoggaaminta dalka oo ahayd 30% ah. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif ayaa maanta si kulul uga jawaabay, warbixintii dhowaan ay shaaciyeen Guddiga Qaramada Midoobay ee Monitoring Group oo ku eedeysay in ay hanti lunsadeen, wuxuuna sheegay in ninka xiriiriyaha u ah ay hore isugu dhaceen, warbixintaasina aysan wax ka jirin, halka Bryden ku eedeeyaya Sh. Shariif inuu jebiyay qodob qaramada midoobay markii uu saxiixay warqad looga mamnuucay dalka Soomaaliya. DHEGAYSO HADALKA LABADA NIN (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off