Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha oo Dagmooyin loogu Aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa dagmooyin loogu aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Hiiraan, Sh/Hoose, Sh/Dhexe iyo J/Hoose. HOOS KA AKHRI MAGACYADA DEGMOOYINKA (more…)

About these ads

Mahiga: Madaxweyne Shariif isaga ayaa laga rabaa in uu cadeyma keeno, isla markaana kahortago waxa lagu eedeeyay.

Ergayga gaarka ah ee Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augastine Mahiga oo ka hadlay warbixina guddiga dabagalka QM ee eedeeyneysa madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Gollaha Amaanka uu si rasmi ah u helayo warbixinta berito. HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA (more…)

Kooxda Soomaaliya uga qeybgalaysa cayaaraha olombikada adduunka ee London oo gaaray wadanka UK.

Waxaa Saakay kasoo degay garoonka diyaaraha magaalada London kooxda dalka Soomaaliya uga qeybgalaysa cayaaraha Olombikada adduunka oo ay weheliyaan madax katirsan Guddiga Oombigga Soomaaliyeed. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)

Ka ganacsiga E-Passport (Ma Ogtahay Baasaboorka cusub inaad ku heleyso shuruud la’aan) ku qori karto Magaca qof dhintay oo caan ah, sida Cusaama Bin Ladin.

Weligaa maku fikirtay, Baasaboorka cusub ee Soomaaliya ayaa lagu heli karaa su’aal la’aan, laguna qoran karaa magac kasta oo beena, xitaa qof lagu ogaa inuu dhintay, taasi waa suurta gal haddii aad lacag bixiso, haka cabsoon in fara lagaa qaado ama lagu hubiyo, sababtoo ah dantooda maaha madaxda iska leh shirkada samaynaysa, sida Shariif Sakiin, Gen Gaafow, Danjire Shiikheey, madax kale oo caan ah iyo Ganacsato, sirtaas waxaa fashilay  warbixintii UN- Contact Group. (more…)

Dagaal Culus oo Baardheere ku dhexmaraya ciidamada Soomaaliya, kuwa Kenya iyo kooxda Al-Shabaab.

Dagaallo Culus oo geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay  ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay shalay ka dhaceen dagaallo culus oo khasaare badan geystay. (more…)

Qaar ka mid ah Bankiyada Qarsoon ee la dhigo lacagaha ay dhacaan Hogaamiye yaasha Maafiyada Soomaaliya.

Soomaalida shaki ugama jirin, in Shariifyada iyo saaxiibadood ay ku mashquuleen sidii ay u kala qeybsan lahaayeen hantida shacabka, laakiin cadeyn looma hayn halka ay ku qarsadaan,  nasiib wanaag waa la kashifay, sida ku cad warbixin faah faahsan oo ka soo baxday Guddiga Qaramada Midoobay ee nabadgelyada iyo Cunaqabateynta Hubka  u qaabilsan Somaliya “UN Monitoring Group”. (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,778 other followers

%d bloggers like this: