Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
Corrupt leaders in war-ravaged Somalia should face immediate Security Council sanctions, a UN report said, stressing that 70% of state revenues were stolen or squandered. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss

Waxaa Maanta ka ambabaxay garoonka Diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee magaalada Muqdisho Zamzam Farah iyo Mohamed Hassan oo ah ciyaartoyda dalka Soomaaliya uga qeyb galeyso cayaaraha Olympikada ee dhowaan ka furmaya magaalada London ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal Wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Cabdiweli Gaas ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Ururka Dhalinyaradda ee La dagaalanka Qabyaaladda (Anti-Tribalism). Taas oo lagu muujinayay dhibaatooyinka ay leedahay Qabyaaladda. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Amisom oo iskaashanaya ayaa kusii siqaya magaalada Marka oo ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaaan, iysdoo maleeshiyaadka Al-shabaab-na ay bilaabeen in ay isaga baxaan. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Afgooye | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa xalay ilaa saakay ka socday magaalada Muqdisho qaban-qaabo lagu soo dhaweynayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Bekir Buzdag oo maanta booqashadii saddexaad ku imaanaya Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray degmada Dhoobley ayaa sheegaya in Saddex Sarkaal oo ka tirsan saraakiisha Ciidanka Booliiska Kenya lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay deegaankaasi oo ku dhow soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo la sheegay in kooxihii weerarka fuliyay ay baxsadeen. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off
Posted on July 17, 2012 by SomaliSwiss
Sarkaal sare oo ka tirsan malleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa lasheegay in uu isu soo dhiibay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee howlgallada ka wada deegaanno ka mid ah gobolka Jubbada Hoose. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off