Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
Waxaan halkan idinku heynaa Taariikh nololeed kooban ee wasiirki hore ganacsiga Soomaaliya, Dr. Maxamuud Cabdi Ibrahim (Garweyne) oo lagu dilay qarax miino gudaha magaalada Muqdisho. HOOS KA AKHRI TAARIIKHDA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
A car bomb went off in Somalia‘s capital Mogadishu, killing a former trade minister and wounding six other people, officials said. The Somali armed group al-Shabab claimed responsibility for Monday’s explosion, which targeted former minister and MP Mohamud Abdi Ibrahim. (VIDEO) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
ADDIS ABABA, July 16 – Eritrea has reduced its support for the al Qaeda-allied al Shabaab militant group in Somalia under international pressure, but still violates U.N. Security Council resolutions and remains a destabilising influence, a U.N. report says. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
Jaaliyadaha Beelaha Saransoor iyo Karanle ee ku dhaqan gudaha iyo dibadda dalka Soomaaliya ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray umadda Soomaaliyeed, Eheladii, Qaraabadii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne, Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha oo qarax lagu dilay magaalada Muqdisho, waxayna jaaliyadahaasi cambaareyn dusha uga tuureen dhagar qabayaashii ka dambeeyay falkaasi wuxuushnimada ahaa. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
TACSI QARAN: Muqdisho, July, 16, 2011 —— Ra’isal Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, Qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna Alle uga baryay inuu Janadii Fardowsa geeyo Marxuun Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne oo maanta Qarax miino kula geeriyooday magaalada Muqdisho. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
Dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee ku dhaqan dalka Switzerland waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Umadda Soomaaliyeed, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Garweyne (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Zurich Swiss | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walaxa qarxa, waxaana gaarigaas la socday Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Bani’aadanimada Maxamuud Cabdi Garweyne, isla markaana waa uu ku geeriyooday, iyadoo sidoo kale la sheegayo in halkaas ay ku dhaawacmeen qaar kale oo Ilaaladiisa ahaa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on July 16, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kulamo gooni gooni ah kula yeeshay madax ka kala socotay wadamada caalamka, gaar ahaan dowladaha Afrika ayadoo dhanka kalena la filayo in maanta magaaladaasi lagu soo gebagebeeyo shir madaxeedka Midowga Afrika ee shalay halkaasi ka furmay. (SAWIRO) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off