Ciidanka Sirta Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday inuu nool yahay, Denis Allex oo ah sarkaal tababaray ciidamada Dowladda Somalia oo sannadkii 2009 ay isaga iyo sarkaal kale oo baxsaday ku afduubeen magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off



















































































































