Waxaa maalintii Axadda ahayd la qabtay Ciyaaro kubadda Cagta ah oo lagu maamusayey xuska maalinta xoriyadda ee dalka Soomaaliya ee 1-da Lulliyo, waxaana ciyaar aad u xiisa badan ay dhexmartay labo kooxood oo ka kala socday gobolLada Basel iyo Zurich ee dalka Switzerland, kuwaasi oo ah ugu cadcad Koxaha ka jira dalkan Swiss-ka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Filed under: Dhicisow | Comments Off































































Waxaa aad u kordhaya xiisadaha iyo khlaafaadka Odayaasha Dhaqanka ee beelaha qaar, iyadoo Saraakiisha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Xafiiska UNPOS ay culeyso xoogan kala kulmayaan sidii goobta looga saari lahaa Odayaasha la isku heysto ee ka qeyb galaaya Kulankaasi. 




















































