Al-Shabaab attacked Somali Transitional Federal Government military positions in the central Somalia city of Baladweyne on Sunday (July 8th), Somalia’s Shabelle Media Network reported. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Sida ku qoran warbixin maanta lagu daabacay wargeyska The Daily Telegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriiska hay’ada sirdoonka dalkaasi Ingiriiska ee la yiraahdo MI-5 iyo booliska adduunka ee Interpool ayaa ka war helay in haweeney u dhaxday nin sanadkii 2007 qaraxyo
Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa wareegta si rasmi Xilka Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Soomaaliya ugu magacaabay Xildhibaan C/llaahi Axmed Afrax.
Afhayeenka kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in dastuurka cusub uu noqdo mid u siman diimaha masiixiga iyo Islaamka, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka hortagaan qorshahaas. 




















































