LONDON — An Islamist terror suspect in Britain charged with breaking restrictions on his movements had crossed through London’s Olympic Park five times, newspapers reported Sunday. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off





























































Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey in ka badan 20 arday oo ka qelin jebisay Jaamacada Soomaaliya (University of Somalia) oo ka mid ah tiro jaamacado ah oo ku yaala magaalada Muqdisho.
Wariye C/qaadir Cumar Cabdullle oo habeenimadii xalay lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa iminka lasheegay in ay xaaladiisa caafimaad soo hagaagayso, sida ay cadeeyeen takhaatiirta Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka cusub ee 



















































