Wafdi ka socday fannaaniinta kooxda Qeyla dhaan ee uu horkacayo fannaanka codka macaan Jooqle Shire Jaamac iyo Fannaanka C/Xakiim Ciise Guuleed Farayare ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off


















































































































