War saakay naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay ku toogtay xalay taliye ku xigeenkii ciidanka booliiska Puntland, G/sare Cabdullaahi Saalax Nadaalo, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn sababta loo dilay iyo cida dilkiisa ka dambeysay. (more…)
Filed under: Boosaaso | Comments Off



















































































































