Filed under: Muqdisho | Comments Off
Dalka Soomaaliya oo Xalay si heer Sare ah loogu dabaal-degay Maalinta Midnimada iyo Xorriyadda Qarannimada Ummadda Soomaaliyeed.
Posted on July 1, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka Munaasabaddii ugu ballaarneyd oo ay ka qeybgalayaan Madaxda ugu sareysa Dalka, mas’uuliyiin, fanaaniin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada waxaana ay socotay ilaa xalay saqda dhexe xiligaasi oo Calanka Jamhuuriyadda la saarayo, dhinaca kale isla magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Villa Beydhabo xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Taliska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana Munaasabadaasi soo qaban qaabiyey Taliska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Daawo Sawiro kale (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Soomaaliyeey 1-da Luulyo Waa Tee??!!!!??
Posted on July 1, 2012 by SomaliSwiss
Umad waliba waxay leedahay taariikh ay ku faanto iyo munaasabado ku dheer oo lama ilaawaan ah, kuwaasoo la xuso lagana sheekeeyo halgamadii iyo maalin waliba waxay wanaag iyo tiiraanyo umada u leedahay. Maalmahahaas ayaa waxa ka mid ah maalin qaran, mid qoys iyo mid shakhsiyadeed oo midba mudnaanteeda loo xuso, taasoo mudan in mid walba mudnaanteeda la siiyo oo xuskaas la xusayaa uu noqdaa mid lagu xusayo muxaadarooyin diini ah iyo in laga sheekeeyo wixii wanaagsan. (more…)
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off

















































































































