Allaha u naxariistee Majaajiliiste Marshaale oo ay caawa kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Majaajiliistihii weynaa ee Cabdi Jeylaani Malaaq (Marshaale) ayaa Caawa kooxo hubeysan oo dhagar qabayaal ah waxaa ay ku dileen magaalada Muqdisho. INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN (more…)

About these ads

Ethiopia erupts in deadly ethnic violence.

At least 18 people killed and scores displaced in clashes between two tribes in the country’s south, aid agency says. (more…)

Wasiirka Gaashaandhigga oo beeniyay in ciidamo ka socda Ingiriiska ay joogaan dalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xuseen Carab Ciise oo wareysi siiyay qaar ka mid ah warbaahinra Muqdisho ayaa beeniyay in ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ay ku sugan yihiin qeybo ka mid ah dalka Soomaliya, wuxuuna arrintaas ku tilmaanay  been abuur, (more…)

Qaar kamid ah ciidammada dowladda oo Xalay markale dhac ballaaran ka geystay magaalada Afgooye.

Ciidammo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa la sheegay inay xalay dhac ballaarsan u geystay xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee G/Shabeellada hoose, hase yeeshee dhacan ayaa ku soo beegmaya  xilli oo shalay booqday degmadaas Madaxweynaha DKMG ah, islamarkaasna uu amar ku bixiyay in laga hortago falalka dhaca ah ee ay geysanayaan ciidamada dowladda. (more…)

BREAKING NEWS ESAT Radio declares “Meles Zenawi has died”

Ethiopian Satellite  Radio and Television (ESAT) just reported in its tonight news that Ethiopian Prime Minsiter Meles Zenawi has died at 57. The radio cited its sources from the International Crisis Group (ICG) and diplomatic community. (more…)

UN corrupts Somali political transition.

For over the two decades, sectarian Somali leaders and their international patrons dominated political transitions in the country. The end results of these affairs have been perpetual political instability, endless violence and the misery for the population without any one being held accountable. (more…)

Meles Zenawi’s exit? Why EAC should worry.

Zenawi has been one of the key players in the fight against the Somali militant organisation Al Shabaab. He has also been crucial in mediating in the dispute between Sudan and South Sudan. (more…)

U.S. is the driving force behind the fighting in Somalia.

Washington has been quietly equipping and training thousands of African soldiers to wage a widening proxy war against the Shabab, the Al Qaeda ally that has sparked alarm as foreign militants join its ranks. (more…)

Somalia’s cause is Ireland’s cause, says Tánaiste on visit.

TWENTY YEARS after Mary Robinson shed tears at the plight of Somalis caught up in a devastating famine, another senior Irish politician has witnessed at first hand the realities of this ravaged country. (more…)

Wargeyska New Vesion ee ka soo baxa dalka Uganda oo sheegay in Dowladda Uganda ay Soomaaliya u soo direysa ciidamo dheeraad ah.

Wargeyska New Vesion ee ka soo baxa dalka Uganda oo soo xiganaya saraakiil sare oo ciidamada dalkaasi ka tirsan ayaa daabacay in Dowladda Ugandha ayaa shaaca ka qaadday iney 3,200 oo Askari oo dheeraad ah (more…)

Musharaxiin madaxweyne iyo Oday dhaqameedyo lagu eedeyn doono dhowaan fadeexado laaluush qaadasho iyo bixin.

Qaar ka mid ah madax dhaqameedyada ku sugan magaalada Muqdisho ee soo xulaya Xildhibanada baar lamaanka cusub uu yeelan doono iyo siyaasiyiinta dooneysa in ay noqdaan madax-weynaha Soomaaliya ayay dhowaan hareynaysaa fadeexad ku saleysan laaluush qaadasho iyo laaluush bixin. HOOS KA AKHRI WARBIXIN DHEER (more…)

Magaalada Jowhar oo ka baxday gacanta Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ku wajahan.

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in inta badan Dagaalyahannadii Xarakada Al-Shabaab ee degmadaasi ku sugnaa ay isaga baxeen.

(more…)

Wafdi uu hogaaminaya R/wasare ku xigeenka dalka Ireland oo Maanta booqasho rasmi ah ku tagay Soomaaliya.

Wafdi uu hogaaminayay Ra’isul-wasare ku xigeenka dalka Ireland ayaa wuxuu maanta booqasho rasmi ah ku yimid Caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdishu, wuxuuna isla markiiba la kulan la qaatay Ra’isul wasaraha dalka Soomaaliya Mudane C/wali Gaas, (more…)

Barak Obama oo Soomaaliya ku tilmaamay saldhigga uga weyn ee laga soo abaabulo weerarada ka dhanka ah Mareykanka.

War qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Madexweynaha dalka Mareykanka Barak obama oo ku socotay koongareeska dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in xaaladda Soomaaliya haatan ay noqotay mid Caalamka ku haysa walwal weyn oo aan caadi aheyn, gaar ahaan Wadanka Mareykanka, (more…)

Qaar ka mid ah Ergada ansixinta qabyo qoraalka Dastuurka cusub ee dalka oo sheegeen in wax dib u dhac ah ku imaan doonin howlaha ansixinta Dastuurka.

Qaar ka mid ahErgada ansixinta qabyo qoraalka Dastuurka cusub ee dalka ayaa waxay sheegeen in wax dib u dhac ah aanay ku imaan doonin howlaha ansixinta Dastuurka islamarkaana uu ku dhamaan doono mudada 4-ta maalmood ah ee ka harsan. (more…)

UPDF sends 3,200 more troops to Somalia.

The army has passed out a new battalion comprising of 3,237 specially trained troops for deployment against the al Qaeda-linked al-Shabaab terrorists in the war-torn Somalia. (more…)

Where is Meles Zenawi? Ethiopians don’t know.

If you search for the name of Ethiopia’s prime minister, Meles Zenawi, on Twitter these days, you’ll see a flurry of incongruent postings: Meles is hospitalized in critical condition; he’s fine and returning to work; he died two weeks ago… (more…)

Madaxweyne Sh. Shariif oo 10 Degmo oo cusub ku kordhiyey Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe, Sh/Hoose iyo Jubada Hoose.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmad ayaa wareegtooyin uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay 10 degmo oo cusub, kuwaas oo lagu kordhiyay, degmooyinkii gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose iyo Jubada Hoose, waxayna kala yihiin degmooyinkaas cusub ee lamagacaabay sida soo socota:

HOOS AKHRI MAGACYADA 10-ka DEGMO IYO  WAREEGTOOYINKOODA (more…)

Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u soo dirtay Markab sida qalab muhiim ah oo fududeynaya Hirgelinta Mashaariicda Hormarinta Soomaaliya.

Magaalada Mersin ee dalka Turkiga ayaa waxaa  ka dhacday Xaflad lagu sagoontinayo Markab siday shixnad lagu fulinaayo Mashaariicda Horumarinta Soomaaliya oo isugu jirta cunno iyo Alaabo kala du wan oo ay qeyb galeen Safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Mohamed Mursal Sheikh. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)

Shirkii Ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo hakad shalay galay ka dib, Maanta dib u furmay.

Sida aad la socotaan waxaa shalay hakad galay Shirkii ansixinta dastuurka Soomaaliya hase yeeshee waxaa lagu soo warramayaa in maanta dib uga billaabmay magaalada Muqdisho, taasoo uu wasiirka dastuurku ku sheegay inay ahayd cillad farsamo oo dhinaca kambiyuutarrada ah. (more…)

Calankii Soomaaliya wuu kasoo dhax Muuqday London Games 2012, balse Cabdi Bile maxaa loo ceebeeyay?.

Waxa ay aheyd Habeen ay si weyn u wada sugayeen Shacabka Soomaaliyeed in uu Calankooda Buluuga ah kasoo dhex Muuqdo Tuulada Ciyaaraha Olompikada ee London Olompic Games 2012. DAAWO SOMALI TEAM FULL VIDEO (more…)

Xusuusta Maanta oo kale 2011: Al-Shabaab oo lagala wareegay Xararyaalle, Siinaay,Suuq Bacaad, Wardhiigley, Yaaqshiid iyo qeybo kale ..

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

MADAX KA TIRSAN WARBAAHINTA SOMALISWISS OO BOOQASHO KU JOOGA MAGAALADA MUQDISHO.

Qaar ka mid ah maamulka sare ee warbaahinta Radiyaha iyo Webka SomaliSwiss Media  ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, si ay u qiimeeyaan jawiga guud ee caasimadda iyo waxa iska bedelay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, villigaas oo ay sidoo kale booqdeen koox saxafiyiin ka socotay SomaliSwiss Website. HOOS KA DAAWO MUUQAALADA MUQDISHO. (more…)

Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska ee xukuumadda Soomaaliya oo rajo ka muujisay in Haweenku ay helayaan hoggaanka siyaasadda dalka 30%.

Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska ee xukuumadda KMG ah Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa rajo ka muujisay inay haweenku si wanaagsan uga qeyb qaataan siyaasadda dalka, isla markaana ay helaan 30% tirada xubnaha baarlamaanka cusub. (more…)

Magaalada London oo maanta Saacadaha dambe ka furmaya tartanka Olombikada Aduunka.

Maanta Jimce ah  ee taariikhduna tahay 27-Jully-2012 gelinka denbe ayaa waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada London ee xarunta dalka Britain tartanka Olombikada Aduunka ayadoo dadka Soomaaliyeedna sanadkaan ay si gaar ah isha ugu hayaan, kaalinta ay Cayaartooyda Soomaaliyeed ka geli doonaan. (more…)

Qarammada Midoobay oo u hanjabtay ciddii is hortaagta Geedi socodka nabadda Soomaaliya.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay shirweynaha ansixinta dastuurka ee shalay oo Arbaco ahayd ka furmay Muqdisho, waxay caddeeyeen inay tallaabo ka qaadi doonaan shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda, ammaanka iyo deggenahaashaha Soomaaliya, xitaa haddii laga gudbo xilliga KMG ah. (more…)

Bulshada G/Banaadir oo Dibadbax ballaaran ku taageeray shirka ansixinta Dastuurka ee ka socda Muqdisho

Bulshada G/Banaadir ayaa maanta Dibadbax ballaaran ku taageeray shirka ansixinta Dastuurka ee  ka socda magaalada Muqdisho, Dibadbax ballaaran aya la sheegay inay ka qeybgaleen Kummannaan dadweyne ah, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo ay ku taageerayaan ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya uu yeelanayo. (more…)

Mareykanka oo soo dhaweeyay shirka ansixinta Dastuurka Soomaaliya, kuna tilmaamay tilaabo hore loo qaaday.

Wasaaradda arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweeysay shirka shalay ka furmay magaalada Muqdisho ee lagu  ansixinayo Dastuurka.

wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka soo saartay War qoraal ah oo loogu hadlaayo  shirka ergada ansixinta Dastuurka oo shalay ka furmay Muqdisho (more…)

Golaha Amaanka ee Q/M oo dhuuxaya warbixintii Musuq maasuqa madaxda Soomaaliya iyo waxa laga yeelayo.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kooban uga dooday maanta warbixin ay soo diyaariyeen guddiga la socodka arrimaha amaanka iyo cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo ku eedeysay madaxda dowladda KMG ah inay lunsadeen dhaqaale loogu deeqay dalka Soomaaliya. (more…)

Sh. C/ Xakiim Sh. Cali Suufi oo MuxaadaroTaxane ah ka bilaabay Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich Switzerland.

Waxaa maalmahan ka socday Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich barnaamijyo Diini ah iyo Muxaadarooyin waxtar u leh Jaaliyadda Soomaalida ee Muslamiinta ah ee ku dhaqan Kanton Zürich, waxaana Muxaadaradaas bixinayey  C/xakiim Sh. Cali Suufi oo Sanadkasta yimaada dalka Switzerland, gaar ahaan  Zürich. (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 3,577 other followers

%d bloggers like this: