War goor dhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa shegaya in Gudigga odayaasha dhaqanka ayaa iska soo dhex xuleen guddi loogu talogalay inay xalliyaan khilaafaadyada soo dhex-gala odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ku howlan soo xulidda ergada ansixinta dastuurka iyo kuwa soo xulaya xildhibaannada cusub, guddigaas oo tiradooda ay gaarayso 26-xubnood. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Madaxweynaha dalka
Maanta oo ah 27-ka June 2012-ka waxaa dadweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ay u dabaaldegayaan sanadguuradii 35 aad ee ka soo wareegtay markii ay madaxbannaanidooda ka qaatay gumeytihii Faransiiska oo ku beegneyd 27-ka June 1977-ka.
Bishaan Juun 22, 2012 waxay Magaalada Nairobi saxiixa yaasha RoadMap isla ogolaadeen oo ay qalinka ku wada jiideen Qodobada ay u garteen inuu ka koobnaado Dastuurka Qabyada ah oo ay nuqulkiisii ugu dambeeyay wada saxiixeen, kaas oo maalmaha soo socda loo gudbin doono odayaasha ku shirsan magaalada Muqdisho. 
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa gaaray magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka carabta halkaasi oo sida lagu wado ay uga qayb geli doonaan shir laba maalmood soconaya oo looga hadlayo Burcad badeeda, gaar ahaan kuwa Soomaaliya, iyagoo sidoo kale lacag taakuleyn ah oo loogu deeqay Somaliya ka soo qaadi doona dowladda Emaraat-ka. 




















































