
DAAWO TAARIIKHDA VIDEOS
Halkaan riix kana Daawo (more…)
Filed under: Taariikhda | Comments Off

Filed under: Addis Abeba, Sawirrada | Comments Off
Hundreds of the US military troops have been deployed in Somalia for secret operations in the capital Mogadishu, Press TV reports.Filed under: News Desk | Comments Off
Madaxweynaha Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoo Madaxweynaha iyo Wafdigiisana ay kusii jeedaan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo ay uga qeybgalayaan shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wararka naga soo gaaraya deegaanno ka kala tirsan gobolada Gedo ayaa sheegaya in Xaalad deganaansho ah laga dareemaya dagaaladii xoogga badnaa ee shalay ka dhacay gobolladaas ee u dhaxeeyay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Ethiopia iyo Xarakada Al-Shabaab. (more…)Filed under: Baidoa | Comments Off
Wasiirka Gaashaandhigga ahna Ra’isal wasaare ku xiggeenka KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa warbaahinta u sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadaan gobolada dalka Soomaaliya. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off