Maxaad kala socota Tirada Jaamacadaha Magaalada Muqdisho, Ardayda dhigata iyo waxyaabaha laga barto.

Magalada Muqdisho, waxaa ka furan in ka badan 15 Jaamacadood oo leh kulliyado kala duwan oo waxbarasho,  kuwaasi oo si gaar ah loo leeyahay, lacagtooduna badan tahay, hase yeeshee ay wax ka bartaan Arday fara badan oo Soomaaliyeed, iyadoo weliba qofkii doonaya inuu ku biiro uusan boos ka helayn haddii uusan muddo badan sugin. HOOS KA DHEGEYSO AMA AKHRI

Jaamacadahaas ka furan magaalada Muqdisho, waxaa ka mid ah: Jaamacadda Muqdisho, Jaamacadda Xamar, Jaamacadda Banaadir, Jaamacadda Somalia, Jaamacadda Islaamiga, Jaamacadda Simad, Jaamacadda Indian Ocean, Jaamacadda Jaziira, Jaamacadda Hormuud, Jaamacadda Horseed, Jaamacadda Mustaqbal, Jaamacadda Balasma, Jaamacadda Green Hope, Jaamacadda Jamhuuriya, Jaamacadda Horn of Africa, Jaamacadda Koofurta Soomaaliya iyo kuwa kale oo fara badan.HALKAAN KA DHEGAYSO WARBIXIN DHEER OO WERIYAHA SOMALISWISS  EE MAGAALADA MUQDISHO IBRAAHIM ISXAAQ KA DIYAARIYEY WAXBARASHADA JAAMACADAHA.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

About these ads
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,740 other followers

%d bloggers like this: