Kulan xasaaasi ah oo maanta ka dhacay xarunta Xalane loogana hadalayay doorka ay ka qaadan karaan haweenka Soomaaliyeed siyaasada dalka, ayaa Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, waxa uu la yeeshay wasaarada Haweenka, xubno ka tirsan Baarlamaaka KMG ah iyo ururada Haweenka. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Warka soo baxay Maamulka
Sida caadada u ahayd Culumada Ahlu Sunna Wal Jamaac,inay had iyo jeer ay weyneeyaan qaybaha Siirada Nabigeena Suuban, sidaas darteed waxaa galabnimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 17-06-2012 lagu qabtay Masjidka ku yaala wadada Militarstrasse ee Magaalada 





















































