
The first killer in Africa after malaria; HIV/AIDS is not as popular as it is in some east frican countires like Ethiopia, and Uganda the most hit countries in the region by HIV/AIDS, but why the case is different in Somalia. (more…)
Filed under: Elias Adam | Comments Off




























































Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta Wareegta ku soo saaray in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeyre Kediye, Marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel.
Taliska Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay inay magaalada Muqdisho ka billaabeen dhisme ay doonayaan in lagu dhaqan-celinayo dhallinyaradii ay marin-habaabiyeen, isla markaana kasoo goostay kooxda Al-Shabaab, sidoo kalena Ciidamada AMISOM waxay dayactir ka wadaan Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. 






















































