Manama: June 11– The first Bahrain potable water well dug in the sisterely Republic of Somalia funded by the Royal Charity Organization (RCO) has been inaugurated in cooperation with Islamic Trans-World Relief Organization. (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off





























































Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabanayaan wadahadallo dhexmara Dowladda KMG ah iyo maamulka
Dowladda dalka Mareykanka ayaa ku hanjabtay inay ku soo rogayso xayiraaddo ay ka mid yihiin kuwa safarka cid walba oo ka hortimaadda fulinta heshiiska Roadmap-ka, dastuurka cusub iyo Madaxweynihii loo doorto Soomaaliya.
War naga soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Koox hubaysan ay Waaberigii saakay ku toogtay Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamuud Duraan oo markaas ku sugnaa xaafadda New Hargeysa ee Bariga magaaladda Hargeysa. 




















































