MOGADISHU, Somalia — Beachfront dining, fresh lobster, and a European clientele: Somalia’s restaurant scene is quickly changing for the better. Somali businessman Ahmed Jama recently returned to Somalia from London to open two Western-style restaurants in two hotels he owns, one on the beachfront and the other downtown Mogadishu. His beachfront property boasts stylish beach beds and flat-screen TVs. ( MORE PICTURES INSIDE) (more…)
Filed under: News Desk | Comments Off





























































Bannaanbax xooggan ayaa maanta ka dhacay magaalada
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Cabdiweli Gaas ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaan Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan.
Taliyaha ciidamamda Dambi Baarista Booliska ayaa faafaahin ka bixiyey Walxa qaraxo oo ay ciidamadu ka soo saareen deegaanada loo barakacay, wuxuuna sheegay in Ciidanka ay ku guuleysteen howlaha lagu baarayey walxaha qarxa si loo adkeenayo ammaanka. Wuxuuna shaaca ka qaaday in dhaqan celin loo sameynayo malleeshiyaadkii ay ka soo qabteen deegaanadaasi. 
Ciidammada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacan ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo Maleeshiyaadkii la socotay.




















































