Posted on June 30, 2012 by SomaliSwiss
Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa soo bandhigtay Video ku baxaya Luqadda English-ka, Muuqaalka Video-gan ayaa kahadlaya waxyaaba fara badan oo ay kamid yihiin sababta ciidamada Ethiopia ay u soo galeen gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo. (VIDEO IN ENGLISH) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 30, 2012 by SomaliSwiss
Hargeysa, Buug cusub oo ka hadlaya xasuuqii iyo dambiyadii laga geystay Somaliland wakhtiyadii ay jirtay dawladdii kali-taliska ahayd ee uu Madaxweynaha ka ahaa Siyaad Barre ayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Maansoor ee ku yaala magaalada Hargeysa, kaasoo si qoto dheer u lafo-guraya Xad-gudubyadii bini-aadamnimo ee sannadihii sideetamaadkii dhacay iyo Shakhsiyaadkii Masuuliyiinta ka ahaa. (SAWIRO) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Hargeisa Somaliland | Comments Off
Posted on June 30, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku weheliyeen Xubno ka tirsan Golaha wasiirada Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom ayaa waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyay Dadweynaha Reer Balcad. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 30, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif oo shalay dib ugu soo laabtay Soomaaliya ayaa maanta Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan uga warbixiyey natiijooyinka iyo kulammadii ka dhacay Dubai ee dhexmaray dowladda KMG iyo maamulka Somaliland. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Kenya — Somali militants ambushed an aid convoy Friday, killed a Kenyan aid worker and kidnapped four international workers at a Kenyan refugee camp near the border with Somalia, officials said. Kenyan police said they were pursuing the attackers. MORE PICTURES INSIDE (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
When the famine was declared in Somalia nearly a year ago, there was a huge international outcry. It was the second time in two decades the nation had experienced a severe drought. But, unlike the one in the early 1990s, Somalia was now the subject of the so-called “war on terror”. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Gudiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxay ka walaacsan tahay xaalada qeybo badan oo ka tirsan bulshada Soomaaliyeed, kuwaaso weli u nugul cunto yari sanad ka dib markii ay bilaabatey abaarta. Xaalada ayaa u muuqata mid sii jiri doonto iyadoo ugu wacan tahay abaarta iyo colaadaha socda oo isbiirsadey. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Banaabax lagu taageerayo Wadahadallada magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta, waxaa mar kale maanta ku shiray, Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, kulankaasi oo lagu xoojinayey go’aannadii ay shalay labada Madaxweyne gaareen. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kulan kula qaatay ganacsatada iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off
Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa la filayaa in uu maanta kulan labaad la qaato Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
The meeting, facilitated by the UAE, was the first in 21 years. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the president of Somalia‘s transitional federal government, and Ahmed Mohamed Silanyo, the president of the Republic of Somaliland, signed a declaration that paves the way for future talks and cooperation between the nations. (ORIGINAL PAPER) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
DUBAI // An historic meeting between the presidents of Somalia and Somaliland in Dubai today may be the first step towards ending years of bloodshed there. MORE PICTURES INSIDE (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
Somalia’s president on Wednesday accused the international community of refusing to fund the creation of local security forces capable of tackling piracy and al Qaeda-linked militants and urged them to pay up. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan ku yeeshay maanta magaalada Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta, iyadoo kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen madax Soomaaliyeed oo kawada tirsan labada dhinac. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo hadal ka jeediyay shir looga hadlayo arrimaha burcad- badeedda ayaa ka sheegay in haddii Ciidamada Soomaaliya la siiyo taageerada ay u baahan yihiin ay muddo sannad ah ku cirib-tiri karaan burcad badeedda. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
War goor dhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa shegaya in Gudigga odayaasha dhaqanka ayaa iska soo dhex xuleen guddi loogu talogalay inay xalliyaan khilaafaadyada soo dhex-gala odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ku howlan soo xulidda ergada ansixinta dastuurka iyo kuwa soo xulaya xildhibaannada cusub, guddigaas oo tiradooda ay gaarayso 26-xubnood. HOOS KA AKHRI MAGACYADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Burundi, Pierre Nkurunziza ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ee ku sugan Soomaaliya ay halkaas ka soo bixi doonin ilaa ay dhameeyaan howsha nabadda lagu raadinayo, islamarkaasna ay fasax ka helaan dowladda Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Maanta oo ah 27-ka June 2012-ka waxaa dadweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ay u dabaaldegayaan sanadguuradii 35 aad ee ka soo wareegtay markii ay madaxbannaanidooda ka qaatay gumeytihii Faransiiska oo ku beegneyd 27-ka June 1977-ka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Bishaan Juun 22, 2012 waxay Magaalada Nairobi saxiixa yaasha RoadMap isla ogolaadeen oo ay qalinka ku wada jiideen Qodobada ay u garteen inuu ka koobnaado Dastuurka Qabyada ah oo ay nuqulkiisii ugu dambeeyay wada saxiixeen, kaas oo maalmaha soo socda loo gudbin doono odayaasha ku shirsan magaalada Muqdisho. NUQULKII UGU DAMBEEYAY HOOS KA AKHRI ISAGOO DHAMEYS TIRAN AMA QEYBAHA MUHIIMKA AH (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Assessment Unit, SomaliSwiss | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Sida ku cad Dukumiintiyo kala duwan oo ay ku saxiixeen heshiisyo 7 qodob gaaraya oo ay magaalada Nairobi qalinka ku wada jiideen, Saamileyda Barnaamishka loogu magac daray ‘Qorshe howleedka tubta kala guurka ‘Road Map‘, waxaa lagu magacaabay kulankaas, 4 Guddi oo fulin doona 7 heshiis, kuwaas oo kala ah:- (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Assessment Unit | Comments Off
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa gaaray magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka carabta halkaasi oo sida lagu wado ay uga qayb geli doonaan shir laba maalmood soconaya oo looga hadlayo Burcad badeeda, gaar ahaan kuwa Soomaaliya, iyagoo sidoo kale lacag taakuleyn ah oo loogu deeqay Somaliya ka soo qaadi doona dowladda Emaraat-ka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, UAE | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss

Somali National forces backed by the African union peacekeeping soldiers have on this morning taken control Bal’ad district and Golaley environ in middle Shabelle region and pushed Al-qaeda linked group of Al-Shabab. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho, Sawirrada | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss
This year, the international Olympic day commemorations were observed with sports and dance in Somalia after failing to mark it for past two decades as Somalia emerges from years of conflicts to the atmosphere of peace and stability. (PICTURES INSIDE) (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss
The Gulf of Aden is nicknamed “Pirate Alley” for the unfortunate amount of piracy in the area. Attacks are unlikely on Somali ships, and for a fee (and with a little luck), tourists can hitch a ride from Yemen with some cargo. In my case, there were a lot of cookies involved. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss
Mr. Jonathan Evans oo ah Madaxa Sirdoonka Ingiriiska ayaa ka digay weeraro Argagixisanimo oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Britain, iyagoo ku soo begaya Tartanka Orodada Aduunka oo Bisha soo socota lagu qaban doono magaalada London. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off
Posted on June 26, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo maanta si wadajir ah ay ula wareegeen gacan ku haynta degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe oo 30-km dhinaca waqooyi ka xigto magaalada Muqdisho. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on June 25, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan riix kana Daawo (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Taariikhda | Comments Off
Posted on June 25, 2012 by SomaliSwiss

Shalay waxaa magaalada Addis Ababa gaaray madaxweynaha Soomaaliya, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay, R/wasaare Melez Zenawi, hoos ka daawo qaabkii ay u dhacday soo dhawayntaasi, Sawiradan iyagaa ismacnaynaya, uma baahna in laga bixiyo faah faahin dheeraad ah, laakiin waxaa lagu macneyn karaa soo dhaweyn ay ka muuqatay saxiibtinimo dheeriya oo labada nin ka dhexeysay ama salaan sagootin ah oo noqon karta macasalaameyntii ugu dambeysay, laakiin qof kasta iyo ka aragtidiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba, Sawirrada | Comments Off