
HOOS DHEGAYSO WARBIXINTA
Halkaan ka akhri
Maamulka Gobolka Bay ee dowladda KMG ah ayaa shaaciyey inay wada hadal la bilaabayaan, cid kasta oo ka tirsanayd xarakada Al-Shabaab ee nabadda qaadata.
Gudoomiyaha Gobolkaas ayaa sheegay in ay gacmo furan ku soo dhaweynayaan cid kasta oo maamulkii Al-Shabaab ka tirsanayd iyadoo aan loo eegi doonin, askari, mas’uul sare ama shaqaale hoose toona.
HALKAAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA WERIYAHA SOMALISWISS.
Filed under: Baidoa

















































































































