Shirkadaha Xawaalada Soomaalida Mareykanka oo loo fasaxay in ay diraan lacagihii ay u diri jireen dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri (more…)

About these ads

Midowga Afrika oo ka dalbaday ciidamada Kenya iyo kuwa Jabuuti ee ka howlgalaya Soomaaliya inay soo gaba-gabeeyaan dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab.

Halkaan ka akhri (more…)

Faarax Macali oo taageeray xiika qaadista dhowaan lagu sameeyay gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Halkaan ka akhri (more…)

Ra’isal wasaare C/weli Gaas oo sheegay in aysan aqoonsanayn Maamul kashaqeeya Hiiraan.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Halkaan ka akhri (more…)

Jabuuti oo uu maanta ka furmaya shirar looga hadlayo arrimaha Dastuurka iyo Baarlamanka IGAD oo ka doodaya Soomaaliya.

Halkaan ka akhri (more…)

Reer Xamar 4.5 Anaga Maaha ee waa dadkale.

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISA LEH

Halkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,754 other followers

%d bloggers like this: