
Gobollada ay maamulaan xarakada Al-Shabaab ee Jubooyinka iyo Bay iyo Bakool ayaa shacabka ku dhaqan loo sheegay in qofkii loo arko inuusan xiriir la lahayn Al-Shabaab la dili doono ama loola dhaqmi doono, si aan wanagsanayn.
Labada Nin ee Al-Shabaab u kala qaabilsan gobolladaas ayaa Jobooyinka iyo Bay iyo Bakool ayaa maalmahaan dhan masaajidyada iyo goobo kale oo ay dadka isugu keeneen ka sheegayay, in ciddii aan iyga xiriir la lahayn lagu xukmi doono inay taageersan tahay wax looogu yeeray cadawga islaamka, sidaasi darteedna lagu toogan doono aragti.
Mahad Cabdi Kariim oo ah, horjoogaha Al-Shabaab ee Bay iyo Bakool ayaa ku amray ciidamda Al-Shabaabsheegay in ay Nolosha ku toogtaan cidii aan taageersanayn ama loo arko inay sirdoon u tahay ama la ahdasho cadawga oo ay u yaqaanaan dowladda KMG ah iyo Amisom, isagoo cadeeyay in aan cidna lagala tashan doonin dilkooda.
“Kuwa Jawaasiista ah ee idinka dhashay ma jiraa Hal qof oo idiin yimid oo idin yiri Jaasuus ayaan ahay lacagna waan qaataa… maya maya majiro sidaasi hadey tahay anagana dilkiisa cidna kala tashan meyno warka aan sidaas u ogaano” ayuu yiri Mahad Cabdi Kariim.
SomaliSwiss baidabo
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Baidoa


















































































































what a stupid people i wonder what they are fighting for if they order anybody tats against them to be killed immoderately alshabab are punch of stupid people that have no idea why they are at war against innocent people i hope the world comes together and wipe them out they have damaged our country in such a bad way and this people should have never been allowed to consider themselves as somalis please leave our country alone let our people live