NABI AMAAN IYO HEESAHA RAMADAANKA.

Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay bogga ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhawayn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA.

Magaca Heesta/Nabi amaan                              Cidda ku luqeysay

Marxab Marxab Yaa Ramadaan


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Abwaan Xasan Sheikh Muunin (AUN)
Intaa Raacday Nabigee


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Xaliima Khaliif Cumar – Magool (AUN)
Afuraanu idiin Niri


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Axmed Inshaar Cabdi – Olol (AUN)

Axdigii Gudatee Afuraay


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Siciid Mire Xeydar (AUN)

Allaahuma Sallii Wa salim


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Abwaan Xadraawi & Kooxda Iftin

Marxab marxab Yaa Ramadaan


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN)

Muxamad yaa Muxamad


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Faaduma Qaasim Hilowle

Waa bishii Sameydee Sooma Ramadaanka


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Hibo Maxamed Guddoon (Hibo Nuura)

Wadac Wadac Yaa Ramadaan


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Abwaan Xasan Sheikh Muumin (AUN)

Rabbanaa Astajib Ducaanaa


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Xaliima Muuse Macalim-Milano(AUN) & Maxamed Baafa Cali

Bisha Soon xurmeeyo nafta xakameeyoo


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Hobollada waaberi

Cuna cuna cuna Caba oo Cuna


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Hablaha Hobollada waaberi Hargeysa
Muxammad Yaa Rasuul Allaah


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Shiikh Shiiraan Shiidaad Muraad
Sooma Ramadaanka


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Maryan Mursal Ciise
War ha la Soomo


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Ilaahiisa Nabigii Arkow Muxamad-csw


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX

Axmadey Abubakar iyo Hablaha

Alahayoow Nabigeenna Gaarsii


KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX
Xertii Dandaawi

NAGA RAALLI NOQDA HADDII XOGTA KU QORAN SUUGAANTA QAAR AY QALAD NOQOTO, WAAN HUBINAYNAA WIXII QALAD AH, FADLAN NAGU CAAWI HADDII AY JIRAAN WAX AAN QALDNAY OO AAD ARAGTO, WAAN SIXI DOONAA HADDII ALLE OGOLAADO. MAHADSANIDIIN RAMADAAN KARIIM

About these ads

2 Responses

  1. Qasaa idka ugu danbeeya waa xertii Dandaawi

  2. C/risaaq aad ayaad ugu mahadsan tahay, inaad noo sheegto arrintaas, waana saxaynaa wixii qaldan, waan kaaga mahad celinaynaa booqashada Somaliswiss.

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,753 other followers

%d bloggers like this: