
Halkaan ka akhri
Dalka Belguim-ka ayaa noqonaya wadankii labaad ee soo raaca dalka Faransiiska ee ka mamnuuca haweenka Islaamka iyo Carabta ee xidhan Niqaabka in ay raacan gaadiidka dadweynaha iyo in ay la soo dhex galaan goobaha dadwaynaha.
Baarlamanka dalka Belguim ayaa mar hor isku khilaafay in ay mamnuucaan Niqaabkainkastoo ay isku raaceen todobaadkan hadana waa in aan la waafajin xeerka dastuuriga ah eeu yaala nabadgelyada, sababtoo ah waxa ay dhaawacaysaa xoriyada iyo xuquuqda diimahau yaala, laakiin waa in la ganaaxo haweenayda Islaamka ah ee xidhata Niqab iyo burqa oo ay mutaysato todobaad Xarig ah iyo lacag ganaaxa.
Waxa ay leeyihiin lama diidana xijaabka laakiin waa in haweenka Islaamku wajigooda uu muuqdaa oo haddii ay wada dadan yihiin waa lagu soo dhex dhuuman karaa, waa sida ay hadalka u dhigeen, taas oo macnaheedu yahay, inaan la ogolayn, indha shareer, Burqa ama Niqaab qofba sida uu u garanaayo.
SomaliSwiss Brussels
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Brussels BE

















































































































Waan ku raacsanahay Dowladda Belgium, sababo badan dartood.
cabbaasoow waa maxay XAASIDNIMADAAS….