Liiska Culimadii Al-Itixaad kuwii dagaallada Soomaaliya wax ka huriyay iyo kuwii diiday.

Halkaan ka akhri

Akhriste-yaal, qormadan waxaan idin kugu soo bandhigaynaa, dhibaatada  labaatan jirsatay ee Soomaaliya, qeybta ay ku lahaayeen ururkii Al-Itixaad oo ay ka farcameen inta badan kooxaha ka dagaallama Soomaaliya.

Waxaan si kooban idiin dulmareynaa billowgii ururkaas oo la aasaasay qiyaastii 1982-dii, inuu qeyb ku lahaa oo gacan ka geystay ridistii dowladdii Kacaanka ahayd, in kastoo ay is qarinayeen sida ay noo xaqiijiyeen qeybo iyaga ka mid ahaa, iyo dad kale oo ku sameeyay baaritaanno cilmiyeed.

Si kastaba, qormadan waxaan ku soo qaadanaynaa oo aan idinku soo gudbinaynaa, qeybta ururkaasi uu ku lahaa burburka dalka Soomaaliya, intii iyaga ka mid ahayd ee gacan ka geysatay iyo kuwii aan gacan ka geysan ee diidanaa qaababka dhiigu ku daadanayo, hase yeeshee,  maadaama ay u badnaayeen, wadaadadii ka tirsanaa ururkii Al-Itixaad Golihiisii Shuurada iyo Golaha dhexe, hadana waxaan isku dayaynaa inaan idiin soo gudbinno intii ay noo suurta gashay inaan Helno Magacyadooda iyo qeybta ay ka mid ahaayeen, Waxaan u kala saaraynaa xubnihii ku jiray golaha Shuurada oo ahaa kuwa iska lahaa awoodda fulinta iyo kuwii ku jiray Golaha dhexe, ka dibna waxaan idiin kala saari doonnaa, kuwii u ololeeyay dagaalladii Soomaaliya iyo kuwii Diiday.

Liiskaani ma ahan mid dhamays tiran, waxaana jira wadaado badan oo aysan noo suurta gelin inaan helno magacyadooda oo sax ah intii aan uruurinaynay Xogta magacyada ku qoran liiskan oo isugu jira,  culimo SomaliSwiss taqaan oo aan ognahay inay ururkan ahaayeen, kuwa ay noo xaqiijiyeen dad ka mid ahaa ururkaas oo liiskaan kujira iyo kuwa aan ka tix raacnay buugaag ay qoreen dad aqoon yahanno ah oo baaritaan ku sameeyay, waxaana ka qaadannay intii aan hubinnay oo kaliya, waana sidaan hoos ku qoran.

LIISKA QEYB KA MID AH GOLIHII SHUURADA EE AL-ITIXAAD
Sh. C/llahi Diriye Abtidoon
Sh. Max’ed Cabdi Daahir
Sh. C/llaahi Makaawi
Sh. C/Qaadir Sh Max. Adan Cukaasha                                                                    
Sh. C/karim Xasan Xoosh
Dr. Axmed Daahir Aweys
Dr. Cumar Cali Cabdala (Lugeey)
Dr. Cusmaan Macalim Max’ud
Sh. C/raxman Ibraahim Faarax (Barre-Xusuley)
Sh. Xasan Calasow
Sh. C/llaahi Cise Cilmi
Sh. Cali Warsame oo ahaa Amiirkii ururka Itixaad,
Sh. C/Qaadir Nuur Faarax (Gacamey)
Sh. Maxamuud Ciise
Sh. Xasan Daahir Aweys
Sh. C/casis Faarax Max’ed (Lagu-Jire) (Waa dhintay)
Sh. C/llaahi Cali Xaashi
Sh. C/waaxid Xaashi Xasan
Sh. Cumar Khadiib
Dr. Axmed Xaaji C/raxman
Sh. Maxamed Xasan.

LIISKA QEYB KA MID AH XUBNIHII GOLAHA DHEXE
Sh. C/llaahi Sh. Xashi Cabdi
Sh. Cumar Shiino
Sh. Max’ud Muumin Haaruun (Waa dhintay)
Sh. Axmed Caadil
Sh. Cumar Axmed Wehliye
Sh. Max’ed Cosoble
Sh. C/qadir Cadow  (Waa dhintay)
Sh. C/lahi Cilmi Xalane (Waa dhintay)
Sh. Maxamed Xaaji Yuusuf
Macalim Max’ud Macalim Nuur
Sh. Yusuf Aadan
Sh. C/llaahi Max’ud Cise, (Waa dhintay)
Sh. Maxamed Idiris
Sh. Adan Maxamed Ciise
Sh. C/llaahi Axmad Xirsi (Lakeri)
Sh. Max’ud Axmed Xasan Foodcade (Waa dhintay)
Sh. C/raxman Sh. Cumar
Sh. C/llaahi Axmed Sahal, (Waa dhintay)
Sh. Adam Cabdule Geele (Adan Garweyne) (Waa dhintay)
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Golaha Shuurada Al-Itixaad  Inta diidanayd dagaalada Soomaaliya
Sh. C/llaahi Diriye Abtidoon
Sh. Maxamed Cabdi Daahir
Sh. C/llaahi Makaawi
Sh. C/Qaadir Sh Max. Aadan Cukaasha
Sh. C/karim Xasan Xoosh
Dr. Axmed Daahir Aweys
Dr. Cumar Cali Cabdala (Lugeey)
Dr. Cusmaan Macalim Maxamud
Sh. C/raxman Ibraahim Faarax (Barre-Xusuley)
Sh. Xasan Calasow
Sh. C/llaahi Ciise Cilmi.

Xubnaha Golaha dhexe ee diidanaa
Sh. C/llaahi Sh. Xaashi Cabdi
Sh. Cumar Shiino
Sh. Max’ud Muumin Haaruun (Waa dhintay)
Sh. Axmed Caadil
Sh. Cumar Axmed Wehliye
Sh. Maxamed Cosoble
Sh. C/Qaadir Cadow  (Waa dhintay)
Sh. C/llaahi Cilmi Xalane (Waa dhintay)

Golaha Shuurada Al-Itixaad ee dooneyey dagaalada Soomaaliya
Sh. Cali Warsame oo ahaa Amiirkii ururka Itixaad
Sh. C/qadir Nuur Faarax (Gacamey)
Sh. Maxamuud Ciise
Sh. Xasan Daahir Aweys
Sh. C/casis Faarax Max’ed (Lagu-Jire) (Waa dhintay)
Sh. C/llaahi Cali Xaashi
Sh. C/waaxid Xaashi Xasan
Sh. Cumar Khadiib
Dr. Axmed Xaaji C/raxman
Sh. Maxamed Xasan.

Xubnaha Golaha dhexe ee u ololeeyay dagaallada
Sh. Max’ed Xaji Yusuf
Macalim Max’ud Macalim Nuur
Sh. Yuusuf Aadan
Sh. C/llaahi Max’ud Cise, (Waa dhintay)
Sh. Maxamed Idiris
Sh. Aadan Maxamed Ciise
Sh. C/llaahi Axmad Xirsi (Lakeri)
Sh. Max’ud Axmed Xasan Foodcade (Waa dhintay)
Sh. C/raxman Sh. Cumar
Sh. C/llaahi Axmed Sahal, (Waa dhintay)
Sh. Adam Cabdule Geele (Adan Garweyne) (Waa dhintay)
Sh. Maxamed Cabdi Umal 

SomaliSwiss Archieves

SomaliSwiss@hotmail.com

About these ads

One Response

  1. as/c Hakan waxan kasalamaya shabakada somaliswiss oo ah shabakad runtii an ku xidhnahay oo markii an galayo enternetka aan ku billbo wax qabadka malinkas iigu horaysa mesha aan akhbarta soomaliya aan kalasocdo ama aan xuuranka kaqato waan sow dhaweynya rayiyan iyo fakaer ahaan qabka aad u lasocotan somaliya akhbarteda ama inaad higsanaysaan halkii soomliya hore ugu socon lahayd madaama hore wax uuga halaben somalia

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,827 other followers

%d bloggers like this: