Somalia crisis a collective shame, says Foreign Affairs Minister of Kenya Moses Wetangula.

Halkaan ka akhri (more…)

About these ads

Madaxda sare ee xarakada Al-Shabaab oo khilaaf kala dhex galay dartiis Muqdisho faaruqiyay, isla markaana gartooda Baydhabo loo fadhiyo.

Halkaan ka akhri (more…)

Xarakada Al-Shabaab oo Maanta 3 wiil oo Laba kamid ah ay walaalo ahaayeen gacmaha uga jaray degmada MARKA.

Halkaan ka akhri (more…)

Madaxweyne Sheikh Shariif oo Muqdisho ku soo laabtay, halka wasiiro iyo xildhibaano kooxdiisa ahna ay madaxtooyada kusii qul qulayaan.

Halkaan ka akhri (more…)

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya oo Maanta la kulmay dhigiisa Uganda, isla markaana uga sii gudbi doona dalka Ethiopia.

Halkaan ka akhri (more…)

Afhayeenka AMISOM oo maanta shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ay ka sameysteen todoba saldhig ciidan.

Halkaan ka akhri (more…)

Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka oo uu dib u dhac ku yimid iyo gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in uusan shir guddoomin karin.

Halkaan ka akhri (more…)

Shirweyne ay isugu yimaadeen dhammaan dadka Ajaanibta ah ee u soo socdaalay dalka Switzerland oo Shalay ka dhacay magaalada Zürich.

DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,754 other followers

%d bloggers like this: